Heesta Baashaliste - Lyrics
jacayl baaxad wayn
bad dhaqaaqday iyo
buuraha ka culus
yaa igu baahayooo
i bariidsadee
been maaha kani
bu,da arag indhaha
beerkiyo wadnaha
bogaygaad ku taala
bastay baan ahee
baashaalistadan
u baahne i booqo
baanbaanistaadan
u baahnee i baano
bahja bilic haween
basar iyo asluub
boqol goor adaa
bilcahamaha dhaman
baayo ugu sitee
ana kuu bogoo
baro lagu nagiyo
buulo iyo cayaar
botor lagu tumaan
balanteenu tee
baashaalistadan
u baahne i booqo
baanbaanistaadan
u baahnee i baano