A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Baby Lyrics

xuural cayntii haweenkaay
gabdhaad xikmad dheertoo
xaas wanaagsan inaa tahay
dumar kaaga xushaye
xajka waan ku gaynayaa
dhabarka kugu xambaarayaa
xaqaaga waaba dhawrayaaye
xurguf yar haday dhacdo
xaal baan ku siinayaa
xana kuuma quudhee
marna kuma xumeeyee
adoo yara xishoonayaa
samir xabiibi igu dhaho
adoo yar xishoonayaa
macaan xayaati kug u dhaho
malaf xabiibi kugu dhaho
sweet xayaati kugu dhaho
baby xayaati kugu dhaho
adna xayaati kugu dhaho

xarigii jacaylkaa
xidida dhigaa
dhuunta iiga xidhay
markaan ku helay xoreebee
waan ku xanaanaynayaa
xilkaada waaba qaadayaa
xaqaada waaba dhawrayaaye
xurguf yar haday dhacdo
xaal baan ku siinayaa
xana kuuma quudhee
marna kuma xumeeyee
adoo yara xishoonayaa
samir xabiibi igu dhaho
adoo yar xishoonayaa
macaan xayaati kug u dhaho
malaf xabiibi kugu dhaho
sweet xayaati kugu dhaho
baby xayaati kugu dhaho
adna xayaati kugu dhaho

Queue is empty
-- / --