VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bal maxay indhuhu - Lyrics

inkastooy ey ayaan aqal yeelatooy ubadkana dhashooy tahay oori kalle anigoo ogsoon kama aamusee waa amar ALLE bal maxey indhuhu kaa eegayaan? bal maxu afkuna ku amaanayaa? dharaarahi aad ogeed jaceylkan arkiyo uurkaba ka jaray igu soo noqoy isagoo markalle oodahii situuu aniga i hayaa bal maxey indhuhu kaa eegayaan? bal maxu afkuna ku amaanayaa?
Queue is empty
-- / --