VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calafku - Lyrics

Waa nin duniyo heestoo Dolarka iyo laga qaaday deeqee Waa maskiin daciifoo waayahu doorshoo Mahad lagu dubayee Waa laba dooq wadaagtoo Uhishiinin dunidee. Marbaa deeqda kuu xerxeran Huunooy lagu dacalmarshaa Marbaa raadka laba is jecel Calafku kala diraa Waa cirkoo daruur lai Mayal daruurla’i Roobku ka da’waa Waa dhulkoo dodabla’i Dooga iyo cagaar Xoolahu ka heli la! Waa naf guri dhaxjoogtoo Hiloowday haraadkii Marbaa deeqda kuu xerxeran Huunooy lagu dacalmarshaa Marbaa raadka laba is jecel Calafku kala diraa
Queue is empty
-- / --