VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dahabo - Lyrics

Dumar ugu filroonee Rabbi eeba siiyaa Adigaa adigaa ideeqee Dahabooy Waxaan doonaya Inaan doolo ku geeyo Doogayd aan kugu dalxiisiyo Duleedka luuqiyo Daaraha jigjiga Daymada Hargaysa Kali soo Ku dajin lahaa Beejka 2-aad Dayax shan iyo tobanaa Biyo dahab la moodyahay Naft tay naftu tay dareentee Dahabooy Waxaan doonaya Inaan Jowhar ku geeyo ** aan kugu damaashaad Duleedka cartiyo Daaraha Gariisa Daymada Boossaso Kali soo Ku dajin lahaa Codsi by Hassan
Queue is empty
-- / --