VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqo - Lyrics

marku damac iy kalgacal qalbiga iga soo dagaa duufaano jacayl wadaa sidii roob iigu da,ay ogoow dambi maanan galin hadaan deeqooy adiga duarka kaasoo xushee ku idhi dookhaa ku raba jacaylka adoo daryeela niyada daacad iiga dhiga naftyadaa ku diirsan lahayd qalbigaa ku dawoobi lahaa markuu damac iyo jacayl dabkii igu sii shiden dabayluhu ay lunsheen doontii ila sii dagtee ogoow darajaan rabaa hadaan deeqooy adiga dunida kaa doortayee ku idhi dookhaa ku raba jacaylka adoo daryeela niyada daacad iiga dhiga naftyadaa ku diirsan lahayd qalbigaa ku dawoobi lahaa
Queue is empty
-- / --