VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhahar - Lyrics

Dheeha shadeyda wacan iyo Qaab keedan lo dhigay timaheedan dherarki iyo sii dhaafay araxdee ee.....2X Dhoola cadeyska qosolki iyo Dhal dhalalka ilkahoo dhayman La moodyee.....2X Deeqey wan ku dhoofin lahaa Dhahar baan ku geyn lahaa Huunoy wan ku dhoofin lahaa Dhahar baan ku geyn lahaa Heeladi iyo dhanta daa lagugu So dhaweyn lahaa ....2X (((BOGGA LABAAD))) Asluub teedan dhalashi iyo Dhankaa walidkaa hooyaded Dhaqanki iyo uga dhagtay Xishood kee....2X Dhaadani daa socodki iyo Dhaba nadaan shuban baa Igu dhigan xasustee ee....2X Deeqey wan ku dhoofin lahaa Dhahar baan ku geyn lahaa Huunoy wan ku dhoofin lahaa Dhahar baan ku geyn lahaa Heeladi iyo dhanta daa lagugu So dhaweyn lahaa...2X ))) lyrics by Dayran omar
Queue is empty
-- / --