VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta furaanti - Lyrics

Suuradaada wacan iyo Sara joogan muuqiyo Sanaqaroorka kugu yaal kugu yaal 2x Sii jeedka socodkiyo Sinta bidixda laafyahan Saddexaad ku wadataa Soo socodka daawo 2x Si kastaan ku eegaba Soomaalaad u sidataa Si kastaan ku eegaba Soomaalaad u sidataa Sinaameey wanaageey Aan farankii ku siiyee Su,aal ha iga soo gocan Sinaameey wanaageey Aan farankii ku siiyee Su,aal ha iga soo gocan Saancad weeye caashaqu Sootaanan bayaanshoo Soo gaabshey uurkee uurkee 2x Adiguna saluuglaay Sal wacan ku leedahay Sisilada laf dhabartiyo Saabaleyda feedhaha 2x Sida beerkiyo wadnaha Sambabada ku saaqdoo Sida beerkiyo wadnaha Sambabada ku saaqdoo Sinaameey wanaageey Aan farankii ku siiyee Su,aal ha iga soo gocan Sinaameey wanaageey Aan farankii ku siiyee Su,aal ha iga soo gocan Su,aal ha iga soo gocan Su,aal ha iga soo gocan
Queue is empty
-- / --