VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hagaajiyoow - Lyrics

Calaf iyo jacayl Cudur aana lahaynoo Cadho aan ku dheehnayn Caawaanu aragnee 2x Cambaruud iyo caano Ku midoobay noloshoo Cisigiyo wanaaguna Calankiinii weeyee 2x Caawa caawadiinee Caawa caawadiinee Caawa caawadiinee Caawa caawadiinee Curad idin adeecoo Cadow aan lahaynoo Caawinaaya diintaa Casiisbaan ka tuugee Casiisbaan ka tuugee 2x Calamashada kalgacal Idinkaa cudoonoo Ceeb aan lahaynoo Ka caagay xumahee 2x Xiisaha caashaquu Waa sida cadceedoo Caynkeeda nuurkiyo Lagu camiro quruxdee 2x Caawa caawadiinee Caawa caawadiinee Caawa caawadiinee Caawa caawadiinee Curad idin adeecoo Cadow aan lahaynoo Caawinaaya diintaa Casiisbaan ka tuugee Casiisbaan ka tuugee 2x
Queue is empty
-- / --