VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

ilaa iyo dharaartii uurkaaga hooyo rabi iigu uumay unugyadayda jirkaaga in lagasiiyaye adhaxdiyo calooshiyo ubucdiyo makaan kiyo oofahaaga dhexdoodana qalbi lula iiga dhigay intaad dunida joogtoo nolo aaya tiin wacan aaqirana fardawsa anbiyada agtooda eban ku baryaayaa naftu waa amaanee ajashaadu hooyoo hadii aad cidlaatoo oo iilaka lagu dhigo kuma cuno aboorku aayadaha quraan kiyo ducaan kugu akhrinayaa naxariiska eebaa idinma lawaabinee intaad dunida joogtoo nolol aayo tiin wacan aaqirana fardoowsaa anbiyada agtooda eeban kuu baryayaa
Queue is empty
-- / --