VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muna - Lyrics

Hambalyadii = Muna Maxamed "Nataasha" Erayada & Laxanka = Cabdisulaymaan Muusiga iyo Codka = Gulled Axmed Soo Saaristii = Axmed Haykal Muuqaaga maalin iyo habeen Ishaydaa milicsatoo Meel dheerbaan kaa arkoo Naftaydaad maqsuudisee 2x Munaay muxibqdii qalbiga Midaan jamanaaya tahayee Munaay muxibqdii qalbiga Midaan jamanaaya tahayee Naftaydaa mudatayoo Meel weynbaad igaga taal 2x Miyaan miyaan Miyaan kaa maamayaa Miyaan miyaan Miyaan kaa maamayaa 2x Markaan quruxdaada dayo Qalbiga qiiraada ilmeeya Naftaydaad qancisayoo Marwo qumanbaad tahee 2x Munaay muxibqdii qalbiga Midaan jamanaaya tahayee Munaay muxibqdii qalbiga Midaan jamanaaya tahayee Naftaydaa mudatayoo Meel weynbaad igaga taal 2x Miyaan miyaan Miyaan kaa maamayaa Miyaan miyaan Miyaan kaa maamayaa 2x
Queue is empty
-- / --