VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qabyaalad - Lyrics

Hees = Dahabo Erayadii = cabdiraxmaan Musigii & codkii = Moo afka Dumar ugu fil rooneey Dabci eebe siiyaa Adiga adigaa i deeqee 2x Dahabo waxaan doonaaya Inaan doolo ku geeyoo Doonii aan kugu dalxiisnee 2x Dulaadka luuqiyo Daaraha jigjiga Daymada hargaysa Dalisoo dalisoo ku daji waa 2x Dayax shan iyo tobanaay Biyo dahab la moodeey Naftu tay naftu tay dareentee Dahabo waxaan doonaaya Inaan jawhar ku geeyoo Dalsan aan ku damaashaad 2x Duleedka cartiyo Daaraha gaarisa Daymada boosaaso Dalisoo dalisoo ku daji waa 2x
Queue is empty
-- / --