VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qadra - Lyrics

qalanjooy aroortaan isha kugu qac siiyaa qadra aan ku idhibaa laabtayda qaadee quruxdaada badaniyo qawlkaaga wacanbaa qalbigayga saaqoo kala qaybshay dhiigo qurayshtii haweenkaay qarnigaad u sidataa laabtaad ku qorantee qadraay ogsoonoow qalanjooy aroortaan isha kugu qac siiyaa xubnahaagan qoranbaa qayrkaa ku dhaaftee qorax soo baxaysaay qoortaada dheerba a qancisay naftaydoo ma qiyaasi karayee qurayshtii haweenkaay qarnigaad u sidataa laabtaad ku qorantee qadraay ogsoonoow
Queue is empty
-- / --