Waxaan kugu riyooday ama
Rajicina yaa raxmadii illaahayoo
Nabad noogu raagtee…..2X

Oo runtii dalkeygoo rugtadii
Loo riqaaqo raaxo loo tago….2X

Waxaan rajeynayaa somaaloo is
Raacdo waxaan rajeynayaa
Riyadeyda rumowdo…..2X

Waxaan rajeynayaa nabad iyo
Raaxo waxaan rajeynayaa
Nabad iyo raaxo…..1X

(((BOGGA LABAAD)))

Madfac roorayaa baah
Kala reebay ummadee ~ ehelki iyo
Rafiiqaba rugo lo gudayaa…..2X

Oo rayidka iyo birma geedo
Bi’em lagu ridoo ruuxna
Lo turin…..2X

Waxaan rajeynayaa somaaloo is
Raacdo waxaan rajeynayaa
Riyadeyda rumowdo…..2X

Waxaan rajeynayaa nabad iyo
Raaxo waxaan rajeynayaa
Nabad iyo raaxo
Nabad iyo raaxo
Nabad iyo raaxo….1X )))

lyrics by Dayran omar

Exit mobile version