VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Safiya - Lyrics

Safiyay aduunyada
Ninba soorta loo qoray
Koley seegi maayee
Wa lo samraayo
waqti baa la siiyaa


Markan suradaadiyo
Sawirkaga an helay
Jacayl laygu saaqiyo
Sidan ahayba moyee
Saadirki ku uumaa
Heeybad ku sameyoo
Waxaa tahay sagal dhalad
Qurux loogu sii daray
Waxa tahay samaan badan
Saxar aan lahayno
Ragu wada sugaayee
Ragu wada sugaaye

Safiyay aduunyada
Ninba soorta lo qoray
Koley seegi maayee
Waa Loo samrayoo
Waqti baa la siiya
Markaan suraadadiyo
Sawirkaaga aan helay
Jacayl lagu saqyoo
Sidaan ahayba Mooye
Saadirki Ku umaa
Heybad ku sameeyo
Waxaa tahay sagal dhalad
Qurux loogu sii daray
Waxaa Tahay samaan badan
Saxar aan lahayno
Ragu Wada Sugaayee
Ragu wada Sugaayee

Waxaa soo diray: xaaji

Queue is empty
-- / --