Siraadkii qalbigaa
Naftu saansataay
Sanaayee macaan
Adaa ku sugaa.
Saacad aan ku waayaa
Sanad iiga badanooo
Nafta waaa sasabaayee
Salalay awgaa
Saqda dhaxe habeenkii
kaa baaray gogashoo
U sahwiyay naftaadiyu.
Imasaa fariin
Ergo soo diroo
Oonka iyo biyaha ugu soomanaa
Timahaada Sagalka ah
Sanqaroorka kugu yaal
Somaalaa Usiditaa
Salalaa awgaa
Saqda dhaxe habeenkii
kaa baaray gogashoo
U sahwiyay naftaadiyu