VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaaloo is Raacdo - Lyrics

Hees = Soomaaloo i sraacdey Erayadii & laxankii = saalax nuur saalax doonyaale Codkii & Muusigii = Gulled iyo guul dheer Waxan kuugu riyoodaya Ama raajixinaayaa Raxmadii ilaahayoo Nabadoo ku raagtee Oo runtii dalkaygoo Rugtaadii loo riyaaqoo Raaxo loo tago Waxan rajaynayaa Soomaalo is raacdoo Waxan rajaynayaa Riyadayda rumawdo Waxan rajaynayaa Soomaalo is raacdoo Waxan rajaynayaa Riyadayda rumawdo Waxan rajaynayaa Nabad iyo raaxo Waxan rajaynayaa Nabad iyo raaxo Madfac roorayaaba Kala reebay umadee Ehelkiyo rafiiqaba Rugo loogu danyahaa 2x Oo rayidka iyo Darmageedo PM lagu rido Ruuxna loo tudhi 2x Waxan rajaynayaa Soomaalo is raacdoo Waxan rajaynayaa Riyadayda rumawdo Waxan rajaynayaa Soomaalo is raacdoo Waxan rajaynayaa Riyadayda rumawdo Waxan rajaynayaa Nabad iyo raaxo Waxan rajaynayaa Nabad iyo raaxo Nabad iyo raaxo Nabad iyo raaxo
Queue is empty
-- / --