VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taran xumo jaceyl - Lyrics

Taran xuma jacyl ba I taataabanaayoo Tagoogaha i jarayoo Ka talabsan wayeeh Iima Taal aniguye Togadisu waxay tahay sidu igu tala galay inan tago cadabte inan tago cadabte Anna Taa ma karaye I tageer Allahayow Anna Taa Ma karaye I tageer Allahayow Toban iyo KUn Ruux goor Ka talabsadoo dilay Anna wu i taabee Tirsigooda igu dara Iima Taal aniguye Togadisu waxay tahay sidu igu tala galay inan tago cadabte inan tago cadabte Anna Taa ma karaye I tageer Allahayow Anna Taa Ma karaye I tageer Allahayow Tig Tig Iyo naftaydii Taarikhdu way qori Mana toosin karaye Tirsigooda igu dara Iima Taal aniguye Togadisu waxay tahay sidu igu tala galay inan tago cadabte inan tago cadabte Anna Taa ma karaye I tageer Allahayow Anna Taa Ma karaye I tageer Allahayow I tageer Allahayow Waxaa soo diray: xaaji
Queue is empty
-- / --