Heesta Waqti - Lyrics
Wadnahaygaad waran ku wareentay
Weheladayda maal iiga weecisay
Adaa i wiiqayoo i walaaciyoo
Nafta waalawgiyo walbahaarka ugu wacan
Hadii aan ku waayo oynaan wada jirin
Waqtaa jiree waji dhigoo
Hadii kale waqlada tumo
ALLE waydar aar guro
Wakiyow waxaan la waliilayaa
Wahabkiisa caashiqiyo
Wacadkaaga beenta ah
Adaa i jiiday waayaha i wayteenayoo
Adoo waa baryaa ku weersadaaye