VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fahmo - Lyrics

cosob roob ku da'ayoo dhirtu wada cagaarantoo cidna dookhi waligeed caynkeeda leedahay aduun cagaha ma soo dhigin cidna laguma sheegine way waxma caynadaade casiisow allahayow adaan kuu cabanayaa iga bixi ciriirigan damac cuduuda igaliye caafimadna waan qabe waxaan cuno ma waayine waxa caynkan ii galay waa caashaqaage sidaan ahay nin cudur qaba ama caalin nibirtee cidna lama caweeye casiisow allahayow adaan kuu cabanayaa iga bixi ciriirigan fahmo cuduuda igaliye
Queue is empty
-- / --