Hal hogaankeed iska halaysay
Harqaboob kuma hiigsatee
habo been adaa ii jileesee
haad haadkoo dheer iska rideee
Hawadaa ka saar heshiisee iima heesidee
Halkoo kale waad heleesaayee
kuu haraad qabeee
Hadalkii hore maad hilmaantee
Hoogii ani aad iyeeshayee
hawo kuuma hayee iska hereee
haragacaaga adaa soo haleesayee
Hawadaa ka saar heshiis iima heesidee
Halkoo kale waad heleesaayee
kuu haraad qabeee
