VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Jeel Lyrics

jeel dartiis dartiis
jeel maan galaayo
i jahwereeriye leema
ogow jamiilay

jinkay leeye
jeesjeeso karo maaha
jeel miyay de madow
jismigii aa badalay
jidkii ii jaadi ojaro
ka jahwereeri

jamiilay intii jeelka
jirmaadi lahaaye
kooyay la jir jinkay
jinkeeya jeesjeene

jubila meelkii lakii
jidi laayeyataa
jamiila jeel ma iila jilo
jeelka waa in dhib qabe

ilo jirto ilo jiloo fadeewaye
ilo jirto ilo jiloo fadee


Lyrics by: khayre
loading..
-- / --