VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sir maweedo - Lyrics

tuskii seerma waydiyo todobkii gugoo da'ay tiixiyo xareeduna xays ku soo talaalmoo cadceedoo ku toosnayd falaadha ka tabisoo tabta kaaha waabari midab lagu tilmaamiyo sow muuqhaldhaalay may taabin maankoo waxan talo oday qaba la igu taran jacaylkee sida tulida geeloo sabadkii la tumayoo tultul u naaxaysoo inta ka talax la hor wali ana uur ku taalada wuxuu beerku tabayaa midii lagu talaalee taashka quruxda loo xidhay
Queue is empty
-- / --