Heesta Dabkii caashaqa - Lyrics
dabkii caashaqaa igu daarmayoo
qays kii dilaa wadnahay dagee
qooq iyo nafbaa iigu sii darmoo
sidaad tahay digraan hadalkaaga dayn
qalbi daalanbaa daawadaa rabee
ha ka daahinee najmaay so dadaal
ilayn dookh wax jecel duruuf iyo danbaad
daris latahay kaama daadagaan
ma baxo dayoo habeenkoo damaan
docdaad jirtaan hadba kaa dayaa