Anigoo u gargaaray
Garabkayda aan hayee
gaf inay gashay oy
Gacal been wadateee
Gadaal aan ka gartee

Geesi guur waaye
Magaabsadayee
Goor kaleetaas gudaa
Gadaal aan ka gartee

Guhaar aa igu yaale
God abeeso inaan
Godiisa tagayee
Gadaal aan ka garteee

Anigoo u gargaaray
Garabkayda aan hayee
gaf inay gashay oy
Gacal been wadateee
Gadaal aan ka gartee

Geesi guur waaye
Magaabsadayee
Goor kaleetaas gudaa
Gadaal aan ka gartee

Exit mobile version