VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaa keenay - Lyrics

Maxaa keenay Kaligee inaan noqdee waa kadeed aduunyee Kaci waayayee Kululaa jacayl Kaci waayayee Yaakaa shahaa Kurba aan arkee Yaa kaa shahaa Kun iiga roon +++ Kashka iiga taale Kulankeene lee Kolba kiin arkaa Ku weediiyaa Yaan kaashahaa kurba aan arkee Yaa kaa shahaa Kalankkeed maan aan ka kaaftoonaan karaa Wax kastoow la sheegee *** ** Yaa kaa shahaa Kurbo aan arkee Yaa kaashahaa
Queue is empty
-- / --