VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ahaw dunidayda - Lyrics

Adaa wadnahayga jacayl ku abuura Adaa noloshayda iftiinka u daara Intaan ku agjoogo ku agjoogo Cid kale tabi maayoo tabi maayoo 2x Wixii i dhibaaya adaa iga dhowra Waxaan odhanayo adaa ka dhabeeya Adaa farxadayda intaa ku dedaala Dookhayga ahaatay aniga i lahaatay Dookhayga ahaatay ahaatey Wey aniga i lahaatay 2x Adaa iga mudan amaan faro badan Adaan kaa helay daryeel igu filan Istaahil caleek adaa kasbadey Ahaatey qofkii ahoow dunidayda 2x Adaa qudha xumaanta xubnahayga Adaa ka masuula aniga nafsadayda Intaan kuu hibeeyay kuu hibeeyay Hortaa cid ma siinin cid ma siinin 2x Awad karbiyaha arwaaxdaadoo Amarka naftayda amarka siiyoo Ustaadkii jacaylka ani i baroow Baby dookhayga ahaatay aniga i lahaatay Dookhayga ahaatay ahaatey Wey aniga i lahaatay Wixii i dhibaaya adaa iga dhowra Waxaan odhanayo adaa ka dhabeeya Adaa farxadayda intaa ku dedaala Baby dookhayga ahaatay aniga i lahaatay Dookhayga ahaatay ahaatey Wey aniga i lahaatay Adaa iga mudan amaan faro badan Adaan kaa helay daryeel igu filan Istaahil caleek adaa kasbadey Ahaatey qofkii ahoow dunidayda 4x
Queue is empty
-- / --