Adaa wadnahayga jacayl ku abuura
Adaa noloshayda iftiinka u daara
Intaan ku agjoogo ku agjoogo
Cid kale tabi maayoo tabi maayoo
2x

Wixii i dhibaaya adaa iga dhowra
Waxaan odhanayo adaa ka dhabeeya
Adaa farxadayda intaa ku dedaala
Dookhayga ahaatay aniga i lahaatay
Dookhayga ahaatay ahaatey
Wey aniga i lahaatay
2x

Adaa iga mudan amaan faro badan
Adaan kaa helay daryeel igu filan
Istaahil caleek adaa kasbadey
Ahaatey qofkii ahoow dunidayda
2x

Adaa qudha xumaanta xubnahayga
Adaa ka masuula aniga nafsadayda
Intaan kuu hibeeyay kuu hibeeyay
Hortaa cid ma siinin cid ma siinin
2x

Awad karbiyaha arwaaxdaadoo
Amarka naftayda amarka siiyoo
Ustaadkii jacaylka ani i baroow
Baby dookhayga ahaatay aniga i lahaatay
Dookhayga ahaatay ahaatey
Wey aniga i lahaatay

Wixii i dhibaaya adaa iga dhowra
Waxaan odhanayo adaa ka dhabeeya
Adaa farxadayda intaa ku dedaala
Baby dookhayga ahaatay aniga i lahaatay
Dookhayga ahaatay ahaatey
Wey aniga i lahaatay

Adaa iga mudan amaan faro badan
Adaan kaa helay daryeel igu filan
Istaahil caleek adaa kasbadey
Ahaatey qofkii ahoow dunidayda
4x

Exit mobile version