VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Babe mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Haboon Nuura
Babe

Waxa dookhu heli jara
Qofka jecel hantiyi kara
Jid gal gacan u hagi kara
Farxadana hir galin jara
Qof naftisa huri kara
2x

Anigana haraad tire baby
Adigaa i hamuun tira baby
Oo adaa i halow tira baby
Iyo hadimo iga jira baby
2x

Waxaad tahay huq iga jire
Hadimiyo dhib iga jire
Hiil aniga ila jira
Oo hayaan igula jira
Libna heegan ugu jira
3x

Waxaa heel la tumi kara
Haasaawe garan kara
Jawigana habayn kara
Oo halkaa ka wadi kara
Nin hawen tix galin kara
2x

Anigana hamuun tire baby
Himan hiife dhaxan tire baby
Waxaad tahay hilow tire baby
Iyo hadimo iga jire baby
2x

Waxaad tahay huq iga jire
Hadimiyo dhib iga jire
Hiil aniga ila jira
Oo hayaan igula jira
Libna heegan ugu jira
3x

codkii Haboon Nuura