VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadkaygiyee - Lyrics

Daymadaad u roontahay Dabci waad u bilan tahay Marna waa dul badan tahay Dumar waad ka shidan tahay Oo waad ka duwan tahay Ana waan ku doortoo Dadkaan kuugu jecelahay 2x Dookhaygiibaad tahoo Adaan kuu danleeyahay Intaan dunida saar nahay Dartaabaan u noolahay 2x Adba waa dun wacan tahay Da,daa waad ka mudan Daryeel waad ku filan tahay Danbi waad ka madhan tahay Nafta waad u diran tahay Ana waad ideeqdoo Waad kuu il daranahay 2x Qudhaydaa danaysoo Qalbigaa daweysoo Doc kastoo ka eegaba Waxaa tahay dadkaygiiyee Dadkaygiiyee dadkaygiiyee 5x
Queue is empty
-- / --