wiilkaan dunidoo dhan
dhigiisa ka doortoow
dareenka quluubtu
yarkay durba raaceen
gabadhaan dunidoo dhan
aan da deed ka ishaartay
inantii damacaygu
dadka uu ka jeclaaday
adaan ku doortee baby
docdayda ka muuqoo baby
dookhaaku raacee baby
dareen ila qaybso baby
wiilkaan daydayaaye
sidii dahab lumay
dan waeeye halaabatee
iidaacad ahaayow
sidii dayax nuuraay
daruur u eegay
dabiibka naftayda
dangaal u ahaaye
adaan ku doortee baby
docdayda ka muuqoo baby
dookhaaku raacee baby
dareen ila qaybso baby
adaan ku doonee baby
docdayda ka muuqoo baby
dookhaaku raacee baby
dareen ila qaybso baby