VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dib ayaan ka ogaaday - Lyrics

niyadaan dagalkeeda kuugu daahay xariirta hadagaan islahaaye ilan waad ka durkaysay kolka aan nalka daaro ilam waad daminaysay qalbi kuudamqanaaya ilan waadka durkaysay inaad iigu necbayd dad inaad iiga darnayad shil madareemin ilayne dib ayaan ka ogaaday noloshaan darafkeeda kadhisaayay docdayda aadna saw dacalkaaga ilayn waad daminaysay dadaalkaygiyo hawsha ilan waad dafiraysay dhanhadaan udhaqaaqo ilan waad idabraysay inaad iigu necbayd dad inaad iiga darnayad shil madareemin ilayne dib ayaan ka ogaaday
Queue is empty
-- / --