adigaa bilan sidii
bilig roobaad qurux
badnoo naf kuu
bogotaa xiise
bururtee adiga

axdi sharaf badan
arin loo bogo
aan bilawnee
beero lagu dago
aam baafinaynoo

ilan barashada wa
bilaash bahqalashadu
waa badhaadhe farxad
soo bood soo bood
balanteenii beenin maynee

saw bahdaydaay
beerka maad degin
bidhaantaaduna
ku badbaadadey
saw ma beegsan

boga kuu nugul
waa bashaashoo
hayga baydhine
iibaxnaano gashoo
iyar bogsii

Exit mobile version