Heesta Gaf jacayl - Lyrics
cishqiga guray aniga
guba aniga gafkiyo
qaladkaba galee
miyaan kaa gonkaraa
xumaantaan galabsaday
gortan soo xasuusatba
kama gamo habeenkii
naftu gocanaysaa
adigu khalad imaad gaysan
aniga waaniga garan waayay
gacaliye mar uun iisoonoqo
garabkaygi midigoow raalinoqo