hgadaad ruux ibarataan
uu balad fog kaa tagay
balan aad lahaydeen
aykaa raagto boostuna

bad buubaalkan caashaq
birkamida la oydaa
baryo hibashadiiseee

bilis iyo rag hadalkood
maba maqal warbixintee
aan baadi goobee
bosi iyo nasiib waca
igu beeg aolahayoow

bal inuu hargaysiyo
burco fasax ku tagay
biluu hawdka aaday
dambar bogasho dhamayaa

oo ay tidhi barbartii
basxan inan yaroo mudha
kun aroos banaanada

Exit mobile version