VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Imaad cajibin - Lyrics

qalbiga ku casuum naftaada calmato wadnaha ku xise calosha ka dug miye ceb iyo cibaaro dhib ahayen cindiga kuma rabo wuu caajisayaa codkaaga marku cabaar yar maqlee culaska ka daa imaad cajabim heedhe imaaad cuntamin heedhe caashaquna been kum cuntamee camal same kolka rux kaloo kolna hay cadhoon naflaha ka cishoo hadana is idhi ku caga beera codkiisa ha siin miya cakuye cadaab yarahay adoon icadibin cidlaha ha is keen qofka codka hablaha carafta leh mid kale la casheey
Queue is empty
-- / --