VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Is dhiirinay - Lyrics

ku dhawrtay kusoo wadhaystay dhigaa adiga kaa dhex doortay haween dhami kaa i shaartay kuudhiiby naftoo kusiiyay ragna kaligaa ku dheehday agtaadana anaa ku dhaartay dhamays adigaa ideeqay ibaray noloshoo i dhaaday farxada igu soo dhaweeyay idhayday adaa ibaantay jaacal dhaba iigu dhaartay dushiyo dhabarka iiguqaaday dhisaay markaan kula miboobay dhandhanka noloshaan ogaday markaad adna iidhawaaqday dhakhsaan usoo caafimaaday is dhiirinay oo waan isakaabnay dhig iyo udu isaku ahaanay afkaan dhuuniga isku siinay
Queue is empty
-- / --