VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawiga boqorada - Lyrics

wadnaha boos iyo bustaan ku lohoo bulshada inaan kaala baxay badhkay noqdaan bar qaday dhibtir buuxa qalbiga baantoo basharay barbaarta anaa baryahan u sitoo guur saday halyay labohoobay baariya oo ibalay bushaaro bilaystay bayday wacnoon ubogay booskii kalinimada by idhiyo kabaxay buuqii idaashaday banaan alaa boqoraa burjiga bixiyay barqadaan burqaday beerihii badhaadhuhuye bagay farxadu boqol noqotay bartaan ku hamiyi jira bagaan dagayoon xasilay bishii farxadiyo burhaanta sidaay jawiga boqorada bishaan galayeey ha baaqaninoo hayga baaqan mid baaqiya noqo bishaan filayay
Queue is empty
-- / --