wadnaha boos iyo bustaan
ku lohoo bulshada
inaan kaala baxay badhkay
noqdaan bar qaday
dhibtir buuxa qalbiga
baantoo basharay

barbaarta anaa baryahan
u sitoo guur saday
halyay labohoobay
baariya oo ibalay
bushaaro bilaystay bayday
wacnoon ubogay
booskii kalinimada by idhiyo
kabaxay buuqii
idaashaday banaan

alaa boqoraa burjiga
bixiyay barqadaan burqaday beerihii
badhaadhuhuye bagay
farxadu boqol noqotay
bartaan ku hamiyi jira
bagaan dagayoon xasilay

bishii farxadiyo burhaanta sidaay
jawiga boqorada bishaan galayeey
ha baaqaninoo hayga baaqan
mid baaqiya noqo bishaan filayay

Exit mobile version