qabrigii jacalkoow
quraanka ku meeriye
haku qabanin uur kee
uqormee dhexdoodoo

allahoow qiyaamaha
inuu nabigu orayee
rabi qaato ka yeel

qabtii iblaskiyo
lagu qori cadaabto
qiimo badan fardawsiyo
janadii qudh qudhiyee

allahoow qiyaamaha
inuu nabigu orayee
rabi qaato ka yeel

Exit mobile version