VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saadali guushena l - Lyrics

sidaan kuu jeclahy huuno hadii aan inyar suureeyo kamaseeray socodkaag sasabada beenmooday caashaqwu isaameeyay adoon sicin imoogaanin sugtaadu igu badatay sodon jeer canaan keentay nafta oohadan samirtay ku sahwiyay inaad joogto sinta nacabka iga baydhi kuxumayn la socodkeena iisoo dhawoow bapy hasikanin wadnaha qaado saadaali guusheena subaxdaan cadhoodaa caashqu si hadjaar leh soo laabtay kugu beertay socon wayday kaligayga adigaa sirsiray maanka saaxii adigaa ii ah sadrigayga adiiga leh sikastoon ujiro meel fog caashaqa masiidayne saranseerka dhawar huuno sinta nacabka iga baydhi kuxumayn la socodkeena iisoo dhawoow bapy hasikanin wadnaha qaado saadaali guusheena
Queue is empty
-- / --