sidaan kuu jeclahy huuno
hadii aan inyar suureeyo
kamaseeray socodkaag
sasabada beenmooday
caashaqwu isaameeyay

adoon sicin imoogaanin
sugtaadu igu badatay
sodon jeer canaan keentay
nafta oohadan samirtay
ku sahwiyay inaad joogto

sinta nacabka iga baydhi
kuxumayn la socodkeena
iisoo dhawoow bapy
hasikanin wadnaha qaado
saadaali guusheena

subaxdaan cadhoodaa
caashqu si hadjaar leh
soo laabtay kugu beertay
socon wayday kaligayga
adigaa sirsiray maanka

saaxii adigaa ii ah
sadrigayga adiiga leh
sikastoon ujiro meel fog
caashaqa masiidayne
saranseerka dhawar huuno

sinta nacabka iga baydhi
kuxumayn la socodkeena
iisoo dhawoow bapy
hasikanin wadnaha qaado
saadaali guusheena

Exit mobile version