VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sanad guuro wacan - Lyrics

sahankii gal gacal sadkuu ii culee isaguna samaan sadrigiyo qalbiga igu soorayoow jacalkii saldhigay ku siyaad bogoo farxad saa idaa subax walba subax ku sagootidaa sanadkiyo bishii iyo saacadii seeskii xubiga saakay tohoo ku sar go an tehee sadkii caashaqoow sanad guuro wacan rajadaan suge saadaalayaay anoo urabo si wayn ugu soo samree rabi igu simoow inagoo usiman seeraan gal gacal isa siininoow sideen oo kale sugayaan dad kuna
Queue is empty
-- / --