VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sawdigii iliidaayey - Lyrics

anigoo la luudaaya lahashada jacalkaaga sawdigii uluray maaha sawdigi la aantayda liibaanta moodaayay soco soco lahaa maaha niyad kugu lamaanaatay sawdigii ka riday looli mahaduu laftiyo duudka nabsigii kusoo liicshay ku soo keenay lugayhayga anigoo labeen caashaq kula rabay lis iyo xoorleh sawdigii hir kale laacay sawdigii iliidaayay kuma doonaysee laabtu iibanee lahaa maaha
Queue is empty
-- / --