anigoo la luudaaya
lahashada jacalkaaga
sawdigii uluray maaha
sawdigi la aantayda
liibaanta moodaayay
soco soco lahaa maaha
niyad kugu lamaanaatay
sawdigii ka riday looli
mahaduu laftiyo duudka
nabsigii kusoo liicshay
ku soo keenay lugayhayga
anigoo labeen caashaq
kula rabay lis iyo xoorleh
sawdigii hir kale laacay
sawdigii iliidaayay
kuma doonaysee laabtu
iibanee lahaa maaha

Exit mobile version