VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suldaankayga - Lyrics

qof kastaa ugaas gaara aadmiga haduu leeyahay anigana suldaankaygu waa adiga uun qaali inkastoo in badan babi aawadaa dhibtoonaayay mar hadaan ku helay eega istareexay oo rastay iga dhigan ag joogaagi inaan helay adauunkoo dhan inta nolosha aan noolahay inan adiga kula qaato ayaan dhaar ku marayaaye adna hay cidlayn babe adoo qaarada kale jooga sawirka astan taadu inaad noqoto weheljayga iyo unugyada ruuxdayda daraadaa asaagaga uuga xidhay afkoo heedhe itihid bmataan kayga iyo kaan ifka ba dortay indhahana iftiinkooda waa adiga uun qaali
Queue is empty
-- / --