qof kastaa ugaas gaara
aadmiga haduu leeyahay
anigana suldaankaygu
waa adiga uun qaali

inkastoo in badan babi
aawadaa dhibtoonaayay
mar hadaan ku helay eega
istareexay oo rastay
iga dhigan ag joogaagi
inaan helay adauunkoo dhan

inta nolosha aan noolahay
inan adiga kula qaato
ayaan dhaar ku marayaaye
adna hay cidlayn babe

adoo qaarada kale jooga
sawirka astan taadu
inaad noqoto weheljayga
iyo unugyada ruuxdayda
daraadaa asaagaga uuga
xidhay afkoo heedhe
itihid bmataan kayga
iyo kaan ifka ba dortay
indhahana iftiinkooda
waa adiga uun qaali

Exit mobile version