Heesta Daadah - Lyrics
Jacaylka ku duugan laabta
Qalbiga d urayee nudaaye
Bogga damqaaye xanuuja
Dubaaquna uu tabaayo
Daruur u eg
Dayax iftiimaay
Dulqaad badan
Maanka deeqaay
Xariiriyo dahab dhalaalay
Yartuu dookhaygu raacaay
Dartaa ragga waan u daayay
My love kuu ogi dadaalkeed
Dartaa habla waan u daayay
My love kuu ogi dadaalkeed
Adaa adaa u ah
Deer jacaylkee
Si aan u dekayno caawa
Ku doortayee
Daadah daadah bby
Adaa adaa u ah
Deer jacaylkee
Si aan u dekayno caawa
Ku doortayee
Daadah daadah qalbii
Dareen kalgacayl ma daaho
Duruufaha uma nuglaado
Ma daalo qofuu helooday
Anoon dafirayn dhibkiisa
Damacu adiguu ku raacay
Dumarka adigaa ukow ah
Qalbiga dejiyaay mcnto
Dayaci maayo xilkayga
Adaan dusha sare ku saartee
Mcn dunida oo heshi daayeee
Adaa adaa u ah
Deer jacaylkee
Si aan u dekayno caawa
Ku doortayee
Daadah daadah bby
Adaa adaa u ah
Deer jacaylkee
Si aan u dekayno caawa
Ku doortayee
Daadah daadah bby