VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haraad - Lyrics

waxan uharaadey hubaal aaragaaga waxan uhiloobay oraah hadalkaagiyo horjoog muuqaagaa waxan hadiyad qaas ah kuu siiyey heedeyda anoo kugu hawlan hubaal rag kaloo dhan haweeysan maayo hadaan kuyar waayo habeen ladi maayo jaceylka heerkiisa halyeeykula ceyn ah hubaal arladoo dhan kasoo heli maayee uhiili nafteydaaa waxaa hadaf ii ah bogoon kugu haysto waxan ahay heegan waxaa hami ii ah rumeynta hankaaga inaan helay geesi haldoor idaryeela hogaanka jaceylka ayaan hablahoo dhan hubaal ugu faani
Queue is empty
-- / --