VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibasho - Lyrics

hibashada qof kaa maqan murugiyo dhib badnaa maalinkiiba toban jeer dhambaal inaad ka maqashaa maankaygu jecelaa waxa aniga igu mudan marna aanan daynayn naftu meeday leedahay waa adiga macaanoow muxibadiisa a=caashaqa musuqiyo dhib necebaa ruuxaad ku milan tahay mudnaan inuu ku siiyaa miirkaygu jecelaa waxa aniga igu mudan marna aanan daynayn naftu meeday leedahay waa adiga macaanoow
Queue is empty
-- / --